WARARKA

Dunida maanta

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah
Soomaaliya

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Wararka — kaydka WordPress
2 daqiiqo akhris

Dawladda Israel ayaa ku dhawaaqday inay baabi’isay qorshihii ay ku doonaysay inay muhaajiriin Afrikaan ah ku soo celiso Afrika iyadoo ay ku beddeshay heshiis ay la gashay Hay’adda Qaramida Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR), kaas oo uu dhigayo in in ka badan 16,250 oo qof oo Afrikaan ah loo raro dalalka reer Galbeedka. Qorshaha cusub oo ra’iisul wasaaraha Benjamin Netanyahu ku tilmaamay heshiis gaar ah ayaa sidoo kale u oggolaanaya muhaajiriinta kale ee hadhay inay sii joogaan Israel ugu yaraan shan sano oo kale. Tallaabadan ayaa soo afjartay muddo dheer oo muran ka dhashay arrinta dadka Afrikaan ah ee ku sugan Israel kuwaas oo tiradoodu dhan tahay ilaa 37,000.

Wararka Soomaaliya

Heshiiskan ayaa muhiim u ah sababtoo ah wuxuu ka dhigan yahay isbeddel weyn oo ku yimaada siyaasaddii hore ee Israel, taasoo ku lug lahayd in muhaajiriinta lagu celiyo Afrika iyadoo la siinayo $3,500 iyo tikit diyaarad. Bishii Febraayo Israel waxay siisay 20,000 oo muhaajiriin ah oo lab ah waraaqo ku sheegaysa inay laba bilood ku leeyihiin si ay u baxaan ama haddii kale xabsi ku dhici doonaan . Si kastaba ha ahaatee hay’adaha xuquuqda aadamaha ayaa ku dooday in muhaajiriinta badan ay ka carareen

Netanyahu ayaa sheegay in dalalka Galbeedka loo rarayo ay ka mid yihiin Canada Jarmalka iyo Talyaaniga, isagoo sheegay in waa ballan uu hay’addu ka qaadatay inay qabanqaabiso oo ay maalgasho. Hay’adda UNHCR ayaa caddaynaysa heshiiska balse faahfaahin dheeri ah kamay bixin . Heshiiskan ayaa imaanaya kadib markii Maxkamadda Sare ee Israel ay bishii Maarso soo saartay amar ku meel gaar ah oo joojinaya hirgelinta qorshihii hore. Qorshaha soo celinta muhaajiriinta ee la baabi’iyay ayaa lagu soo qaada

Wararka.so waxay kuu soo tebineysaa wararka ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo caalamka. Si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyey, booqo boggayaga.

Wararka La Xiriira

Xaquuqda Waxbarashada Caruurta Falastiiniyiinta: Israel Ku Dhaqaaqay Dhaq-dhaqaaqyo Dhaawac ah
Colaadaha

Xaquuqda Waxbarashada Caruurta Falastiiniyiinta: Israel Ku Dhaqaaqay Dhaq-dhaqaaqyo Dhaawac ah

Dagaalkii 2023-kii ka bilowday, ciidamada Iiraal ayaa burburiyeen nidaamka waxbarashada Garoowe,…

ReliefWeb Updates•Sep 28, 2026

Qor erayga aad rabto inaad raadiso

La soco Wararka

10 daqiiqo kadib, marka aanad akhrinayn ama qorin. Meesha aad joogtay waa la xafidayaa.

Dooro digniinaha wararka

Wararka cusub oo keliya. Ugu badnaan 3 digniin 24 saac gudahood; waad joojin kartaa mar kasta.

Asturnaanta / Privacy