WARARKA

Dunida maanta

Soomaaliya

Gaadiid hub u wadey Ciidanka DFS oo lagu weeraray Galkacyo & mas’uuliyiin ka hadlay.

Wararka — kaydka WordPress
1 daqiiqo akhris
Gaadiid hub u wadey Ciidanka DFS oo lagu weeraray Galkacyo & mas’uuliyiin ka hadlay.

imaad galabta Koonfurta Magaalada Galkacyo ku dhexmaray ciidamo…

Wararka Soomaaliya

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor-imaad galabta Koonfurta Magaalada Galkacyo ku dhexmaray ciidamo deegaanka ah iyo kuwa katirsan Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya oo ilaalinayey hub iyo saanad ay leeyihiin ciidanka xoogga dalka ee ku sugan Gobolka Mudug.

Laba ruux ayaa la xaqiijiyey inay ku dhaawacmeen rasaasta labada dhinac, waxaana la xaqiijiyey in ciidamada deegaanku qabsadeen mid kamid ah laba gaari oo sidey agabkaan ciidan ee ay lee yihiin ciidamada Dowldda Federalka ah ee ku sugan qaybo kamid ay gobolka Mudug.

Xildhibaano katirsan labada aqal ee barlamaanka Somalia lagana soo doorto Puntland iyo Jubbaland ayaa ku eedeeyey Madaxda DFS inay hub ku daabulayaan gobolka Mudug gaar ahaan qaybta Puntland, iyagoo tusaale u soo qaatay dagaalka galabta ka dhacay Koonfurta Magaalada Galkacyo.

Faahfaahinta

Wasiiru Dowlaha Warfaafinta Puntland Najiib Barkhadle ayaa dhankiisa sheegay inay caddaadeen eedihii Puntland ee ku aadanaa hubka iyo ciidamada ay DFS ku waddo gobolka Mudug.

Wararka.so waxay kuu soo tebineysaa wararka ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo caalamka. Si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyey, booqo boggayaga.

Wararka La Xiriira

Xaquuqda Waxbarashada Caruurta Falastiiniyiinta: Israel Ku Dhaqaaqay Dhaq-dhaqaaqyo Dhaawac ah
Colaadaha

Xaquuqda Waxbarashada Caruurta Falastiiniyiinta: Israel Ku Dhaqaaqay Dhaq-dhaqaaqyo Dhaawac ah

Dagaalkii 2023-kii ka bilowday, ciidamada Iiraal ayaa burburiyeen nidaamka waxbarashada Garoowe,…

ReliefWeb Updates•Sep 28, 2026

Qor erayga aad rabto inaad raadiso

La soco Wararka

10 daqiiqo kadib, marka aanad akhrinayn ama qorin. Meesha aad joogtay waa la xafidayaa.

Dooro digniinaha wararka

Wararka cusub oo keliya. Ugu badnaan 3 digniin 24 saac gudahood; waad joojin kartaa mar kasta.

Asturnaanta / Privacy