WARARKA

Dunida maanta

DEGDEG: Dagaal Culus oo Ka qarxay magaalada Gaalkacyo
Soomaaliya

DEGDEG: Dagaal Culus oo Ka qarxay magaalada Gaalkacyo

Wararka — kaydka WordPress
1 daqiiqo akhris

dagaal Culus oo la isku adeegsaday madaafiic ayaa ka qarxay dhanka bari ee magaalada Gaalkacyo, ayadoo la sheegay in dagaalku uu u dhexeeyo ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwa PSF ee hadda hoostaga

Wararka Soomaaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS).

Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in madaafiicdii la isweydaarsaday ay qaarkood ku dhaceen goobo ay dad rayid ahi deggan yihiin, taasoo sababtay burbur hantiyeed iyo cabsi xooggan oo soo wajahday shacabka.

Inkasta oo aan weli la xaqiijin tirada rasmiga ah ee khasaaraha, haddana waxaa la soo sheegayaa in qoysas badan ay bilaabeen inay ka barakacaan xaafado iyo tuulooyin ku dhow goobaha uu dagaalku ka dhacay.

Faahfaahinta

Xiisadda ka taagan Gaalkacyo ayaa si weyn u sii kordhaysay toddobaadyadii la soo dhaafay, ayadoo maamulka Puntland uu hore Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu eedeeyay inay magaalada ku ururinaysay ciidamo iyo hub.

Illaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay labada dhinac oo faahfaahinaya sababta dagaalka ama khasaaraha ka dhashay.

Wararka.so waxay kuu soo tebineysaa wararka ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo caalamka. Si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyey, booqo boggayaga.

Wararka La Xiriira

Xaquuqda Waxbarashada Caruurta Falastiiniyiinta: Israel Ku Dhaqaaqay Dhaq-dhaqaaqyo Dhaawac ah
Colaadaha

Xaquuqda Waxbarashada Caruurta Falastiiniyiinta: Israel Ku Dhaqaaqay Dhaq-dhaqaaqyo Dhaawac ah

Dagaalkii 2023-kii ka bilowday, ciidamada Iiraal ayaa burburiyeen nidaamka waxbarashada Garoowe,…

ReliefWeb Updates•Sep 28, 2026

Qor erayga aad rabto inaad raadiso

La soco Wararka

10 daqiiqo kadib, marka aanad akhrinayn ama qorin. Meesha aad joogtay waa la xafidayaa.

Dooro digniinaha wararka

Wararka cusub oo keliya. Ugu badnaan 3 digniin 24 saac gudahood; waad joojin kartaa mar kasta.

Asturnaanta / Privacy