WARARKA

Dunida maanta

Soomaaliya

Ciidamada ammaanka iyo shacab ku dagaalamay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Wararka — kaydka WordPress
1 daqiiqo akhris
Ciidamada ammaanka iyo shacab ku dagaalamay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Xaalad kacsanaan ah ayaa maanta ka taagan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafadda Tookiyo,…

Wararka Soomaaliya

Xaalad kacsanaan ah ayaa maanta ka taagan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafadda Tookiyo, kaddib markii ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay halkaasi ka bilaabeen howlgal ay sheegeen inuu la xiriiray arrimo amni.

Goob joogayaal ayaa ayaa sheegay in israsaasayn dhexmartay ciidamada ammaanka iyo dadka deegaanka, kaddib markii qaar kamid ah shacabka xaafaddu is-hortaageen hawlgallo lagu bannaynayey guryo ku yaalla degmadaasi oo dowladdu u baahatay.

Muuqaal si weyn loogu faafinayo baraha bulshada ayaa sidoo kale muujinaya askari ka tirsan ciidamada dowladda oo rasaas ku ridaya qof rayid ah, inkastoo aysan jirin faahfaahino rasmi ah oo laga bixiyey baaxadda khasaaraha ka dhashay xiisadda saaka.

Wararka.so waxay kuu soo tebineysaa wararka ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo caalamka. Si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyey, booqo boggayaga.

Wararka La Xiriira

Xaquuqda Waxbarashada Caruurta Falastiiniyiinta: Israel Ku Dhaqaaqay Dhaq-dhaqaaqyo Dhaawac ah
Colaadaha

Xaquuqda Waxbarashada Caruurta Falastiiniyiinta: Israel Ku Dhaqaaqay Dhaq-dhaqaaqyo Dhaawac ah

Dagaalkii 2023-kii ka bilowday, ciidamada Iiraal ayaa burburiyeen nidaamka waxbarashada Garoowe,…

ReliefWeb Updates•Sep 28, 2026

Qor erayga aad rabto inaad raadiso

La soco Wararka

10 daqiiqo kadib, marka aanad akhrinayn ama qorin. Meesha aad joogtay waa la xafidayaa.

Dooro digniinaha wararka

Wararka cusub oo keliya. Ugu badnaan 3 digniin 24 saac gudahood; waad joojin kartaa mar kasta.

Asturnaanta / Privacy